Ciidanka Amisom oo markii hore dagaalada Alshabaab la kaashan jiray ciidanka Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa markaan bilaabay in ay weerarada ka dhanka ah alshabaab ay la kaashadaan maleeshiyaad iyo dadka deegaan ah oo aan ka tirsaneyd Ciidanka DF.
habada iskaashigaasi cusub ee Amisom iyo Ciidanka Maleeshiyaadka ah ayaa waxaa uu sabab u noqday in kooxda al shabaab looga saaro deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobalka Shabeelaha dhaxe.