Madaxweynaha Dowlada koonfur galbeed Shariif Xasan ayaa maanta wareegto uu soo saaray ku magacaabay Lataliye dhinaca amaanaka iyo arrimaha bulshada u magacaabay Mudane Cabdullahi Maxamed idiris. (lesto)
C/laahi leesto waa Siyaasi Rug cadaa ah, waxana uu horeu u soo noqodey Wasiirka Gaadiidka Maamulka Burburey ee 6da Gobol,