Kooxo hubeysan ayaa dil naxdin leh u geestay Nin darawal ahaa oo ka shaqeyn jiray gaadiidka xamuulka ee iskaga gudba deegaanada Puntland iyo Somaliland kaasoo lagu dilay maanta bartamaha magaalada Burco.
Waxaana dableydani ay dileenka ninkan sida la sheegay isagoo ka shaahaynaya maherad ku taala gudaha magaalada burco .
Ilaa hada lama garanayo dableyda dishay ninkan iyo sababta ka danbeysay inay dilaan, balse ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa iyagu gacanta ku soo dhigay dablaydii dishay darawalkaasi.