Ururka Al-shabaab ayaa Durbadiiba Amaro Adag Dul Dhigay Shacabka Deegaanka Waxana Shacabka Ay ka Baqeen Amarada la Duldhigay,
Al-shabaab Ayaa ku Amray in Qori Magaalada Lagu Qaadan karin Qofkii lagu Arkana Talaabo Laga Qaadayo Taasi oo Dadka Deegaanka Cabsi Galisay,
Cabdi Warsame Jufce oo kamid ah Odayaasha Deegaanka Ayaa Warbaahinta u Sheegay in Go.ankaasi kadib Ay Shacabka Magaalada ka Barakeceen Madama Cabsi Xoogan soo Wajahday,
Guud Ahaan Waxaa Hawada ka Maqan isgaarsiinta Magaalada Garacad kadib Markii Shabaabka Amreen in la Damiyo Waxana Adag Xiriiro lala Sameeyo