Waxaa helnay Sawiro muujinaya Xasuuqii Xalay ay ka geysteen Maleeshiyaadka Xasan Shekh oo sheegto Milateriga Soomaaliya ayaa xalay dad shacab ah ku xasuuqay Magaalada Maraka. Eee xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.
Qaar ka mid ah meydadka dadkii lagu Xasuuqay Magaalada Marka ayaa warbaahinta u suurta gashay inay hesho Sawiradooda