R/wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa Wareysi Xasaasi ah oo aan waxba leysku reeban siiyay tv-ga Universal gaar ahaan Wariye Xamdi kadiye.
C/wali Sheekh Axmed ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya, Xisbigiisa, Sidoo kalana waxaa la waydiiyey “Ninka Xiirane waa nin Balaayo ah oo SHIDO Badan, ee Maxaad tahay ?, Wuxuuna sheegay inaanu ahayn Qof dhibaato, Xasan sheekhna ay isku qabteen inuu ku qabsaday Shaqadii Raysal wasaaraha, Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Shirarkii madaxda Soomaalida, Wuxuuna sheegay inay Fashil kusoo dhamaadeen.