faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa ciidan katirsan Maleeshiyaadka Dowlada oo lagu laayay deegaanka shalanbood ee gobalka shabeelaha hoose.
Maleeshiyaadkaas ayaa la sheegay in ay dileen Koox Bastoolado ku hubeysan oo gaaraya 3 Qof kuwaas oo Dilka kadib goobta ka baxsaday.
Maleeshiyaadka Dowlada Ee Kusugan Shalanbood ayaa bilaabay howlgal balaaran oo lagu baadi goobayo kooxaha Dilka ka geestay Halkaasi.