Wareytsi mela badan tabanaayo uu bixiyey Gudoomiyihii hore Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada hoose Cabdiqani Yuusuf Axmed oo Maalmo ka hor gaaray asiga iyo ilaaladiisa degmada Nambar 50 ee gobolka Sh.hoose.
Dadka xilalka loodhiibay uma dhalanin deegaanka gudoomiyaha wuxuu kela cadeeyey inusan baxsanin wararka lasdhaxmaraayo ayaa sheegayaa gudoomiyihii hore uu ka baxsaday wuxuu aaday alshabab waxaas waxaba ka ma jiraan anigoo joogin ayaa waxaa la igu samayey xilkaqadis aniga taasi waxaan u arkaa waxa markaas la iga boobaayey inay jiraan