Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro horudhac ah oo laga helay dagaalka ka socda deegaanka Suuj oo gobalka Nigaal kaasoo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidanka Puntland.
Wararka waxaa ay sheegayaan in dagaalka uu sii xoogeysanaayo islamarkaana xiliyada qaar ay labada dhinac lugta isaga caana maalayaan, waxa ayna inta badan maleeshiyaadka isu uruuriyeen godadka iyo buurihii ay shalay firxadka ku galeen ka dib markii lagu jabiyey dagaalkii isla halkaas ka dhacay.