Siyaasiga Faysal Cali Waraab ayaa si adag kaga hadlay Doorashada Soomaaliya isagoona ku baaqay in aanan markale Madaxweyne loo dooran Xasan sheekh Maxamuud waxaa uu sidoo kale weerar afka ah ku qaaday Maamulka Puntland iyo khilaafka ku saabsan 4.5-ka.