Shabakada wararka Muurinews .com ayaa haatan nisoo gudbineyso warbixintii ugu danbeyse Dagaaladii maalintii sadaxaad kasocda degaano katirsan Maamulka Puntland waxaana soo baxaayo warar dheraad ah.
Muqaalkan oo ah galab dhicii caawa kasoo si dhab ah oga ogaan doonto waxyaabihii ugu danbeeyay iyo goobaha lakala joogo caawa iyo khasaaraha dhinacyada inkastoo tirada rasmiga aan lahayn marka laga reebo dhinacyada oo mid waliba sheeganaayo guulo.