Waxaa Maanta Saldhiga Degmada Afgooye lagu Xaabiyey Shacab dhalinyaro ubadnaa waxaana Shacabku ay Maleeshiyaadka dawlada sheegeen in Shacabkaan warkooda Warbaahinta loo faah faahin doono waxa loo soo xiray.
Howlgalkaan oo ay iska kaashanayeen Maleeshiyaadka ayaana dadkaasi lagu xir xiray ayaa lagu soo eedeeyay in ay xiriir la leeyihiin dhaq dhaqaaqa Al Shabaab.
Waalidiin badan ayaa lagu arkayey irida Saldhiga Degmada Afgooye kuwaasi oo Carruurtooda Maleeshiyaadka kusoo xireen tuhun keliya.
Maahan markii ugu horeysay oo siyaabo kala duwan loo dhibaateeyo Shacabka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.