War hada naga soo gaaray Magalada Marka ee xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal kooban ku dhex maray rag ka tirsan ciidamada deegaanka iyo maleeshiyaad wata magaca Milateriga Soomaaliya.
Inkastoo an la xaqiin karin qasaaraha kala gaaray labada dhinac ayaa hadana waxaa la shegayaa in hal Mooryaan uu ka geriyooday Maleeshiyaadka wata magaca Milateriga Soomaaliya..
Saraakiil ka tirsan ciidamada Deegaanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dhankooda uusan jirin wax khasaaro ah oo ka soo gaaray iska hor imaadkaasi.
Wixi kusoo kordha halkan kala soco.
Muurinews.com—– Magaalada Marka.