Waxaa Dawlada Qadar ay ku guulaysatay inay Xabsiga kasoo dayso Maxaabiis Dalka Jabuuti looga qabtay dagaalkii ay la galeen Eritrea Sanadii 2008-dii.
Maxaabiista Reer Jabuuti ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kusoo dhoweeyay madaxwaynaha Dalka Jabuuti, waxaana sidoo kale sheegay inay door wayn ka qaadatay arintaasi Dawlada Qadar,