Wasiirka Warfaafinta Xakuumada Soomaaliya Maareeye ayaa qirtay oo sheegay in Dowlada Soomaalida ay wax ka ogeed Al-shabaabka galay deegaanada Puntland, Xili horay wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa uu horay u sheegay inaysan dowladu waxba kala socon Al-shabaabkaasi.
Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qarjab oo Shir Jaraa’id ku qabatay Magaalada Garowe ee Xarunta Puntland, ayaa horay dowladda fedraalka ugu eedeeyey inay wax ka ogeyd Imaatinka Al-shabaab ee Dagaanadda Puntland.