Gabdhaha Qurbojoogta ee ku nool dalka ingriiska ee birhigam ayaa Magaalada Baydhabo bukaan Jooga waxay soo gaarsiiyeen lacag aad u farabadan taasoo bukaan kasto lasiyey 400,000 iyadooo tirada rasmiga ee bukaan ahaan iyo
dadka xanaaneeya ay gaarayeen ku dhawaad 100 qof , Gabadhahan oo ay hormuud u tahay Faadumo xasan sheekh iyo Nuurto Baay ayaa waxay horey u taakuleeyeen Cusbitalka Degmada Baydhabo , waan markii sedexaad .