Ciidamada sida gaarka ah ee Puntland ayaa guul balaaran ka gaaray dagaalka ka dhan ah Argagixisada,kaasi oo saraakiisha ciidanka hogaaminaysa ay sheegen in Wajiga 2-aad ay sida ugu dhakhsiyaha badan uso afmeerayaan.
Ciidamada Puntland ayaa Kooxdii firxada ahayd ee ka cararay Suuj kaso qabtay Maleeshiyo badan,waxaana ku jira Saraakiil sare oo hogaaminaysay Argagixisada,kuwaas oo markii ciidanku ay gacanta kuso dhigeen Wajigooda laga dheehanayay Argagax iyo cabsi xooggan.
Hoos Ka Daawo Sawirka ninkan oo lagu magacaabo Buruuj, sida uu sheegay waana 70-jir bada uga soo talaabay inuu ka dagaalamo Puntland.