Tv-ga Maamulka Puntland ayaa soo bandhigay jabka gaaray Maleeshiyaadka Alshabaab ee duulaanka ku qaaday Puntland sidoo kale waxaa lasoo bandhigay Qaar ka mid ah maxaabiistii la qabtay iyadoo ay xusid mudan tahay in ciidanka Puntland ay dileyn dagaal-yahano badan.