Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dabka caawa ka kacay isbitaalka Banaadir ee magaalada muqdisho.
Debka ayaa ah mid marba marka ka danbeysa Sii xoogeysanaya Waxaana jiirta in Dad Shacab aad u badan ay isku howlayaan Sidii ay uga bakhtiy la ahaayeen Debkaasi.
Wariya kamid ah kuwa ka hool gala Magaalada Muqdisho oo kusugan Gudaha Isbiitaalka ayaa sheegaya in Debka uu sii xoogeysanayo oo qeybo kamid ah isabitaalka uu ku si fidayo walow ay socdaan dadaalo dab damis ah.
Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha insha’allah