Dhageyso: Sarkaal ka tirsan Ciidamada Deegaanka oo Runta indhaha ka saaray Habar Gidir.
Mar 23, 2016 -
Comments off
Halkaan ka dhageyso waxa kala qabsaday Sarkaal ka tirsan Ciidamada Deeganka iyo Mooryaan Kasoo jeedo Beesha Habar Girir oo dhulka lagu jiiday runtana indha laga saaray.