Haweenka Puntland ayaa qayb ka ahaa Ciidamada Puntland ee ka dagaalamayay Jiida hore ee deegaanada hoostaga Garacad iyo Togga Suuj kuwaas oo dagaal xoogan la galay Shabaab.
Madaxweynaha Puntland ayaa haweenka Geesiyaasha ah ugu hambalyeeyay sida ay uga go’an tahay inay Difaacan Puntland.
Haweenka Qaarkood waxay u sheegen Madaxweynaha inaysan ogolaanayn in amniga Puntland uu isbadal ku yimaaneyn,ayna Difaacayaan.
Muurinews press —– Garoowe
Xulka Wararka oo dhann
SHARE-GAREEY QORAALKAAN