Maamulka Puntland Ayaa Maanta soo Afjaray Dagaalka ay kula Jireen Kooxda al Shabaab.
Goob Fagaaro ah ayey Madaxda Maamulkaasi ku soo Bandhigeen Hub Tiro Badan iyo Qaar kamid ah Dagaalyahano ka Tirsan Shabaabka oo u badan Odayaal waxaana lagu soo qabtay Aagga Garacad.