Alshabaabkii maanta lagu soo bandhigay koonfurta magaalada Gaalkacyo oo ay soo qabteyn ciidanka galmudug ayaa ka hadlay qaabka loo soo qabtay iyo sida loo soo abaabulay duulaanka ay ku qaadeyn deegaanada Puntland iyo jabkii soo gaaray.
Maxaabiista qaar ayaa sir badan shaaciyay waxaana layaab ah oo dadka lasoo qabtay ka mid ah wiil 7 Sano jir ah kaasoo ka Hadalaya Waxa uu soo Arkay iyo Tababarka uu soo Qaatay.