Hogaamiyaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd ayaa Goor Dhow Gaaray Degmada Afbarwaaqo Ee Bariga Gobolka Mudug.
C/Kariin Guuleed ayaa Halkaasi Waxaa ku soo dhaweeyay Ciidanka Difaaca Galmudug iyo Shacabka Degmada Afbarwaaqo.
Goob Fagaaro ah ayuu Hada kula Hadlaa Dadka Reer Afbarwaaqo Waxana uu ku Dhiira Galinaa Guulaha La Gaaray.
Waxaas Safarka Hogaamiyaha Galmudug ku Wehliya Labadiisa Golaha wasiirada Galmudug Waxana ula Jeedka uu Yahay Dhiiro Galinta ciidanka.
Soo Dhaweyn kadib Ayaa la Filaa in uu Gaaro Furinta Dagaalka Halkaasi oo Ciidanka Galmudug kula Hadlidoono isagoo Dhiiro Galin u sameyndoono.
Goordhow Fillo Sawirro Dheeraad ah
Muurinews.com–Afbarwaaqo
Xulka Warar ka Oo Dhan