Mid kamid ah Nabadoonada Magaalada Baladweyne ayaa kashifay xogta rasmiga ah ee Odayaasha Deganadaasi ku ogalaadeyn in aadaan Magaalada JOwhar oo xiligaan kasocda Shirka maamul usameynta Labadaas Gobol.
Odey Dhaqameedkaan ayaa kashifay Madaxweynaha waxa ubalan qaaday Odayaasha aqbalay arinkaasi waxana oo shaaciyay in madaxweynaha durbadii odayaasha u magacaabay Safiiro iyo xilal agaasimayaal halka laba Generaal oo goobta ku magacaabay