War hadda ku soo dhacay Warqabadka Shacabakada Muurinews.com ayaa Sheegaya in Goordhow Qarax Xoogan laga maqlay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Wali faah faahin dheeri ah lagama helin Qaraxa, halka uu ka dhacay iyo Cidda lala beegsaday.
Goordhow naga fillo faah faahin dheeri ah In shaa Allah