Raga Dibadaha ka yimaada ayaa inta badan shaki iyo wal wal ku beera raga kale ee wali ku sugan gudaha dalka maadaama raga Dibadaha ka yimaado ay inta badan lacago xoogan u isticmaalaan dumarka ku nool gudaha qaarada Africa.
Nin ku qafiifay Gabar uu jeclaa ayaa mar kasta waxa uu u qaataa in laga shukaansanaayo gabadhaas balse ugu dambeyntii wuu ku fashilmay hamigiisa.
Sidoo kale nin laga buuxiyay goob Bangi ah oo lacag lagala soo baxo ayaa Dumar iska soo dhigay si boos loo siiyo wuxuuna kaarto ku dilay qaar ka mid ah raga Dumarka sida weyn u jecel .