Madaxda iyo howl-wadeenada iyo guud ahaan Bahda Muurinews.com ayaa Tahniyad Mahar ah aan uga direynaa arooska iyo caruusada kala ah Maxamed Xasan Cali iyo Marwadiisa Muno Saciid Maxamed Cali oo Maharkoodu ka dhacay Dalka Swedhan Gaar ahaan Magaalada Borlänge.
waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana kaalka la hela.
AAMIIN
Ducada Waa Xagiina