Daadad Xoogle oo Sababay Qasaaro baaxad weyn oo isagu jira Dhamasho, Dhaawac iyo bur bur hantiyeed ayaa ka dhacay Magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethopia.
Maamulka Maalada Jigjiga ayaa Xaqiijiyey in daadadkii ku soo rogmaday Magaalada ay Sababeen Dhimashada 23 Qof,
Dhaawaca 84 kale iyo bur bur hantiyeed oo aad badan kadib Markii Guryo farabadan ay daadadku dhulka la sameyn iyagoona sidoo kale Gawaari farabadan la tegay.