DAAWO: MD Xasan sh, oo Facebook ka Xanaaqay iyo Ajakis oo si qosol badan u falanqeeyay.
Apr 5, 2016 -
Comments off
Majaajiliistaha caan ka ah ee Soomaaliyeed Amiin Arts ayaa si qosol badan u falanqeeyay kuna soo qaatay Barnaamijka Faaliyaha qaranka Madaxweyne Xasan sheekh oo ka xanaaqay dadka Wararka Xanafta leh ku faafiya facebook-ga.