Ciidamada AMISOM Ee Ku sugan Gobolka Sh/Hoose ayaa bilaabay Jarista Geedaha Waaweeyn Ee Loo yaqaan Geed Yuhuud “Cali Garoob”.
Howlgalka ayaa ka socda inta u dhaxeysa Deegaanka Janaale iyo Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose Dhanka wadada Buufow Bacaaad ka gasha.
Ciidamada AMISOM ayaa doonayo inay ballaarinayaan wadooyinkan oo gambaad u ahaa Kooxda Alshabaab oo inta badan Miino kula Eegta Ciidamada markey ku safrayaan wadooyinkan.
DAAWO SAWIRRADA
MUURINEWS.COM–SH/HOOSE
XULKA WARARKA OO DHAN