War degdeg ah oo hada kusoo dhacay warqabadka Muurinews.com waxaa la maqlaya dhawaqa qaraxyo culus oo la sheegay in ay yihiin madaafiic magaalada kusoo dhaceysa qeybo ka mid ah.
Hoobiyayaasha ayaa laga maqlayaa dhanka Villa Somalia, waxa ayna tirro ahaan gaarayaan ilaa Afar, inkastoo si dhab ah aan loo xaqiijinkarin.
Waxaa sidoo kale la maqlayaa Gaadiidka Ambalaasta ah kuwaasi oo ku socda dhanka Villa Somalia,
Sidoo kale waxaa jira warar horu dhac ah oo sheegaya in Madaafiicdaasi ay sababeyn qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah gudaha villa somalia iyo agagaarkeeda.
Lasoco Warkaan Wixii kusoo kordha insha’allah