DAAWO: Heerka uu gaaray Muslim naceebka Reer Yurub..(Arin Naxdin ku ah Muslimiinta)
Apr 8, 2016 -
Comments off
Nin Cunsuri ah oo loo diiday in uu ku banaanbaxo xaafada Muslimiinta ku badan yihiin ee
Molenbeek ee magaalada Brussels ayaa waxa uu soo qaatay gaari cad kaas oo si toos ah u jiirsiiyay gabar ka mid eheed dadka xaafadaas degan ee Muslimiinta ah .