Apr 9, 2016 - Comments off
Qarax qasaaro dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaa maqaayad lagu magacaabo rajo oo ku taalada degmada Shibis meel ku dhaw isgoyska beexaani waxaana loo adeegsaday baabuur miineysan.
Comments are closed.