Waxaa gabay ka careysiiyay laga tiriyay Xasan Qoslaaye iyo Xulafadiida iyadoo dowlada federaalka Soomaaliya dhawaan hishiis la saxiixatay maamulka Puntland ayaa hishiiskaasi waxaa si adag kaga horyimid madaxda maamulka khaatuma iyo maamulkaasi kuwaas oo xitaa dhigay banaanbax ay ku diidayaan 4.5.
Haweeney kasoo jeeda deegaanada khaatuma ayaa gabay kulul fariin kaga dhigtay madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh.