Apr 11, 2016 - Comments off
Xasan Xanafi dilaaga Wariyaha oo maanta lagu toogtay magaalada muqdisho ayaa hadalo yaab leh laga duubay inta aan la toogan ka hor.
Xasan Xanafi ayaa si cad usheegay in lagu dilay wado uu ku sheegay in ay xaqtahay isagana shahiid uu yahay.
Comments are closed.