Waxaa goor dhow Qarax xoogan uu ka dhacay Magaalada Muqdisho , iyadoona si weyn looga maqlay xaafadaha Muqdisho Daryanka Qaraxaasi.
Warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in qaraxa uu yahay mid loo adeegsaday gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay.
Inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijinyay hadana warar ayaa sheegaya in xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Visha Governo uu ka dhacay Qaraxa.
Wixii Ku Soo Kordha Halkan Kala Soco Insha Allah
MUURINEWS.COM–MUQDISHO
XULKA WARARKA OO DHAN