gu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay duqayn ka dhacday deegaanka Yoontoy oo dhinaca waqooyi ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada.
shan ka tirsan dadka dhintay ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin Saraakiisha Al-Shabaab halka inta kale ay yihiin dad rayid ah.
Duqayntan ayaa timid iyadoo maalmihii ugu dambeeyey ay diyaarado dagaal ay duqaymo is daba-joog ah ka gaysanayeen deegaannada ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.
MUURINEWS.COM–KISMAAYO
XULKA WARARKA OO DHAN