Wararka saaka naga soo gaaraya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Warbaahinta loo yeeray si loogu aqriyo waxyaabaha kasoo baxay shirarkii Madaxda Soomaalida ee labadii habeen ugu dambeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dhamaan madaxdii maalmahaan ku shirsanaa Villa Soomaaliya ay isku raaceen nooca doorasho ee ka dhaceyso dalka Soomaaliya.
Warar aan horay u baahinay ayaa muujinayay caddeyn ku saabsan qodobada shirkaasi kasoo bixi doona in uusoo qoray wakiilka Q.M ee Soomaaliya.
MUURINEWS.COM————MUQDISHO
XULKA WARARKA OO HDAN