Ciidanka Soomaaliyeed ayaa u muuqda ciidan kasoo kabanaya dhibaatooyinkii iyo duruufihii adkaa oo ay soo mareyn waxaana socda barnaamij lagu qarameynayo dhamaan ciidanka Maamul gobaleedyada.
Madaxweynaha Magaalada Muqdisho Xasan Sheekh iyo madaxdaxa kale ee guud ahaan maamul goboleedyada ka jira dalka ayaa isku raacay in dhawaan la mideeyo ciidamada Komaandooska Soomaaliyeed
Si ay ula wareegaan amniga guud iyo shaqada lacagta faraha badan ku baxdo ee gudaha dalka Somalia ay ku joogaan ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM .