Dowlada Federaalka iyo maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa dhowaan heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho, ka dib shir ay yeeseen madaxda.
Hogaamiyaasha Soomaaliya ayaa go’aan ka gaaray nuuca doorashad Soomaaliya iyo qaabka ay u dhacayso intaba.
Waxaa jira dood badan oo haatan laga qabo heshiiskaas oo ay keeneen qaar ka mid ah beelaha iyo waliba siyaasiyiinta qaarkood oo dowlada qayb ka ah.
SIdoo kale VOA ayaa soo bandhigtay macluumaad baadn oo ku saabsan Heshiiskaan.