Qoys gaalo ahaa dhawaana ilaah uu la doonay hanuunka islamarkaana qaatay diinta islaamka ayaa gabar yar oo qoyskaasi ka mid ah waxaa ay aad ula dhacday xerashada xijaabka iyadoo ku baaqday in haweenka aaan asturneyn ay qaataan xijaabka.
Diinta Islaamka oo naxariis iyo nabadgalyo loo soo dajiyay ayaa sanad kasta waxaa qaata boqolaal kun oo qof , in kastoo ay soo baxeen kooxo dadka ku dhiibaateenaya magacaDiinta Islaamka , isla mar ahaantaana qalaya oo qarxinaya cid kasta si looga cararo diinteena suuban .