Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo hadda ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya,
Degmada Baraawe waa magaalo xeebeed aad u qurux badan, waxaa hadda ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose iyo xubna kale oo ka tirsan gobolka kuwaas oo u kuurgalayay xaaladaha kala duwan ee degmadaasi Baraawe.