Xaalada magaalada Marko ee xarunta gobolka shabeellaha hoose ayaa saakay dagan ka dib markii shalay halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Ciidamada Deegaanka Maleeshiyaad Mooryaan ah waxaana saaka la sheegay in xaalada dagantahay.
Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan yariisow ayaa waxa uu, faah-faahin ka bixiyay xaalada amaan ee degamadaaasi, yariisow ayaa sheegay in magaalada Marka dhibaato ay ka wadaan mooryaanta kusoo duushay Gobolka Shabeelada hoose.
Mudane Yariisow ayaa sheegay in uu ka dhashay Dagaalka khasaaro xoogan waxaana gebi ahaanba ku bas beelay garaashoo hanti fara badan taalay hantidaas oo u badneyd gaadiid kala nooc ah iyo Matooro debka dhaliya & agab kale.
Sida uu sheegay Mudanaha