Akhriso Magacyadii Hordhaca ah ee Dadkii Geeriyooday iyo Gobollada ay Ka Tageen
1 Ahmed Shuuriye iyo Xaaskiisa Ayaan Ahmed Nuur oo Maalmo Ka hor Aqal galay Waxaa ay Ka Tageen Burco.
2 Maxamed Cabdi Jaamac oo ka tagay Burco
3 Saciid Yuusuf Axmed
4 Muqtaar Ciise
5 Nasro Cabdi Maxamuud
6 Yuusuf Maxamed Waceys oo Ka Tagay Baladweyne
7 Sahro Cali Maxamed Xasan oo Ka Tagtay Magaalada Hargeysa
8 Ibraahim Duqoow Warsamme
9 Maxamed Taliyoow Yuusuf
10 Cabdi Qaadir Maxamuud Cabdi Naasir
11 Cabdi Qani Bashir Maalin
12 Mahad Cabdi Cali
13 Aadan Axmed Maxamuud
14 Liibaan Cadow Cabdi
15 Nuur Cusmaan Macalin
16 Fahad Cabdi Gacal
17 Daahir Maxauud Xasan
18 Cabdi Qowdhan Ceegaag
19 Cumar Xuseen Sheekh
20 Jimcaalle ibraahin Maalin
21 Maryan cabdi Axmed
22 Fartuun Ceegaag Maxamuud
23 Barni Yuusuf Cabdi
Magacyadaan waa qaar ka mid ah Dhalinyaradii ee ku geeriyooday doonida qallibmatay.
Dhamaan Alle Ha U NAXARIISTO