Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal TV -ga Aljazera uu si toos ah kaga soo duubay dhalinyaradii Soomaaliyeed ee ka bad-baaday Doontii ku degtay badda u dhaxeysa Talyaaniga iyo Masar waxaana ay ka sheekeynayaan Musiibadii qabsatay iyo ay ku bad-baadeyn.