Ciidamada gaarka ee Dowlad Gobaleedka koonfur Galbeed Somaliya ayaa maanta waxey howlgalo kafuliyeen deegaanka reydab oo 30 km ujirta Degmada buurhakaba ee Gobalka Baay.
Ciidamada ayaa fashiliyey weraro laladamacsanaa in lagu xasuuqo shacabka qaarkamid ah maleeshiyaadka UGUS ayaa goobta lagu diley tira kalena ciidamada geesiyiinta ayaa gacanta kusoo dhigey oo ay kujiraan rag ajaanib ah.
Howlgalkada noocaan ayaa imanaya xili uu wasiirka Wasaarada Amniga Kgs Mudane Abdifatah Ibrahin Geesey uu kudhawaaqey in cadowga laga xureeyo shacabka reer koonfur Galbeed.