Daawo: Ciidanka Liyu Boolis oo Muuqaal toos ah ka duubay dadkii ay ku xasuuqeyn…
Apr 26, 2016 -
Comments off
Ciidamada Liyuu Booliska ayaa Muuqaal toos ah ka duubay dadkii ay ku dileen gobalka galgaduud gaar ahaan deegaan ka dac-dheer waxaana ay ku Muransan yihiin xiliga ay muuqaalka duubayaan in meydka la aaso iyo in la gubo.