Waxaa Soomaalidii ka bad-baaday doontii ku degtay Badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga laga qaaday Wareysi Cusub oo aad u murugo badan iyagoo faah faahin cusub ka bixiyay sidii ay wax u dhaceyn.
Mid ka mid ah Gabadha Saarnaa doonta ayaa sheegtay in doontu ay ka dhaqaaqday dad badan oo la badbaadin karayey, Dhamaantood ayaa waxaa kasoo qubatay ilmada, Marka ay xasuusteen Murugadii iyo dhibkii ay soo mareen.