Waxaa isa soo tarayo cabasho ka soo yeereyso waxgaradka iyo bulshada ku dhaqan Dalka Sacuudi Arabiya taasoo ku adan kala qaybsanaanta ka dhaxeyso Jaaliyada Beesha Biinmaal ee ku dhaqan Dalka Sacuudi Arabiya.
Maxamed Baakey Cusmaan oo ka tirsan Siyaasiyiinta ku nool Dalka Sacuudi Arabiya gaar ahaan Magaalada Jiddah. ayaa waxa uu dhaliilay shir Shalay ka dhacay Magaalada Jiddah. khaasatan xafada khandala.
Maxamed Baakey Cusmaan oo kasoo jeeda Gobolka Sheelada hoose kuna nool Dalka Sacuudi Arabiya ayaa dhaliilay Shirkaas isagoo sheegay in ay jiraan Shaqsiyaad.
RIIX Halkan ka dhageyso codka siyaasiaga.